Cybersecurity Awareness and Protection

    Girls in ICT day 2021

     

    Course Name: Cybersecurity Awareness and Protection.

    Date: 18th and 19th of April 6, 2021

    Time: 9:00am to 10:30 am

    Course Note: The COVID-19 pandemic has forced Somalia people to change the way we live, work and learn. It has forced us to depend more and more on technology, but we have to be mindful of the hazards and vulnerabilities of technology and the internet. The aim of this course is to focus on the dangers of internet usage and to educate students to become aware of different cybersecurity threats and risks and to train students on how to mitigate these risks.

    Please apply by sending an email to: girlsinict@nti.edu.so

     

    Magaca Koorsada: Wacyigelinta iyo Ilaalinta Amniga Internetka.

    Taariikh: 18th and 19th of April 6, 2021

    Waqtiga: 9:00am to 10:30am

    Koorsoka: Cudurka faafa ee ‘COVID-19’ wuxuu ku qasbay dadka Soomaaliyeed inay beddelaan habka aan u nool nahay, u shaqeyno iyo wax u baranno. Waxay nagu qasabtay inaan aad ugu tiirsanaano tiknoolajiyadda, laakiin waa inaan ka fekerno halista iyo dayacnaanta teknolojiyadda iyo internetka. Ujeedada koorsadan ayaa ah in diirada la saaro halista isticmaalka internetka iyo in ardayda la baro sida ay u ogaadaan khataraha kala duwan ee amniga internetka iyo ardayda in lu gu tababaro sida loo yareeyo khatarahaas.

    Fadlan codsigada u soo dir emayl ka: girlsinict@nti.edu.so

    Recent Comments

    No comments to show.
    Latest Posts
    Categories